Wasaaradda kaluumeysiga XFS oo biloowday bixinta rukhsadaha kaluumeysi ee badda Soomaaliya “Sawirro”
Munaasabadaan Taariikhiga ah oo hadafkeedu ahaa daahfurka bixinta Ruqsadaha kallumeysiga ee badweynta Soomaaliya ayaa waxaa goob joog ka ahaa Ra’iisul ...















