Guddoonka Aqalka Sare oo kulan la qaatay Safiirka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya “SAWIRRO”
Kulankan qaabilaada oo ay Guddoonka Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku qaabileen safiirka dowlada Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya iyo ...
















