Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo kulan la qaatay dhiggiisa dawladda Kenya
Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Koofi ayaa maanta Magaalada Nairobi kula kulmey dhiggiiisa dalka ...
















