Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho
Halkan ka dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho, waa Subax Khamiis ah Taariikhdu ku beegan tahay 01.11.2018 Warka waxaa soo ...
Halkan ka dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho, waa Subax Khamiis ah Taariikhdu ku beegan tahay 01.11.2018 Warka waxaa soo ...
Oloaha isxilqaan ee lagu dhisayo Tiyaatarka Qaranka ayaa maraya meel wanaagsan iyadoo maanta ay shaqaynayaan Masuuliyiinta iyo Shaqaalaha Wasaaradda Ganacsiga ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shalay gaaray magaalada Jubba ee caasimadda dalka Koonfurta Suudaan ayaa ka ...
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka XFS ayaa maanta Muqdisho ku soo xirtay aqoon iswaydaarsi ku sabsan dib-u-eegista dastuurka oo ay la qaadatay ...
Waa kalfadhigii 4aad kulankiisa 5aad ee Golaha Aqalka sare oo uu shir guddoominayay Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa waxaa looga ...
Sagaal kun todobo boqol iyo konton (9,750) qoy oo barakacayaal kuna nool deegaanka Xaar Xaar ee duleedka bari ee magaalada ...
Muqdisho, Oktoobar 31 2018-- Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo guddoomiyey kulanka todobaad-laha ...
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada, Mudane Eng Cabdi Cashuur Xasan, ayaa sheegay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay ka shaqeyneyso sidii ...
Kulanka 20-aad kalfadhiga 4-aad ee golaha shacabka ayaa maanta mar kale looga dooday wax ka badalka xeer hoosaadka golaha shacabka. ...
Xilli dhawaan Dowlada Soomaaliya ay ku dhawaaqaday Barnamajika Isxilqaan oo lagu dhisayo xarumihii Wasaaradaha iyo Goobihii Khadiimiga ahaa ee ku ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho