Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha iyo Maamulka Gobalka Banaadir oo Kulan soo dhaweyn ah u sameeyay ciyaartoyda qurbajoogta
Wasaaradda Dhalinayarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xalay Muqdisho kulan soo dhawayn ah ugu sameeyey ciyaartoyda ...
















