Kulankan oo isugu jiray tacsi iyo baaq nabadeed oo ku wajahan beelo walaalo ah oo ku dagaalamaya deegaanka Dhumay ee ...
Guddiga Kheyraadka dabiiciga iyo Bay’ adda ee golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaatay Ku-simaha Wasiirka ...
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay ka heleen jawaabo ku aadan siddii ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay baaq nabadeed u diraysaa beelaha walaalaha ah ee ku dirarsan deegaanada Dhumay, Dharkayngeenyo iyo nawaaxigeeda. ...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta saraakiisha ciidanka xoogga dalka kula hadlay xarunta wasaaradda ...
Wadan waliba waxa uu leeyahay Baandeey garaacda Muusikada oo aad uu qurxoon yahay Labiskooda, kuwaasi oo tuma muusikda Astaanta Calamada ...
Wasiirka Arrimaha Dibada ee Yeman Khalid Alyamani ayaa kulan kula qaatay magaalada Jabuuti dhigiisa dalkaasi Maxmuud Yuusuf,waxayna ka wada hadleen ...
Is qab-qabsi ku saabsan bedel ayaa sababay in ay murmaan Eedeysane Dable Axmed Cali Cawaale iyo Dhibane Yuusuf Daahir Cali, ...
Wadanka Jabuti ayaa lagu soo gabangabeeyey shir looga hadlayo sidii wadamada Afrika uga faa'iidaysan lahaayeen Tamarta dabiiciga ah sida dabaysha ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho