Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo kala hadlay George Conway howlaha horumarinta Qaramada Midoobey ee Soomaaliya
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdulqaadir Axmed-Kheyr Cabdi ayaa xafiiskiisa Wasaaradda ku qaabilay shalay Madaxa Barnaamijka Horumarinta ...
















