Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay murashax-nimada Mukhtaar Rooboow
Wasaaradda amniga gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka joojisay inuu xilka Madaxtinimo ee maamul Goboleedka Koofur galbeed isu soo ...
Wasaaradda amniga gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka joojisay inuu xilka Madaxtinimo ee maamul Goboleedka Koofur galbeed isu soo ...
189 Qof oo looga shakiyay inay ka tirsan yihiin Kooxo Islaamiyiin mayalka adag ayay Maxkamad ugu billaabaneysaa Maalinta Arbacada Dalka ...
Shirka 12 aad ee Iskaashatooyinka iyo horumarinta Ganacsiga xorta ah ayaa ka socda magaalada Abuja ee Caasimada Nigeria, waxaana Soomaaliya ...
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Ducaalle ayaa maanta dugsiga tababarka Booliska ee Gen. kaahiye tababar ugu soo ...
Duqeyn diyaaradeed ayaa xalay waxa ay ka dhacday tuulooyinka Makka iyo Qansax-oomane oo hoostaga degaanka Ceel-cadde oo ka tirsan gobolka ...
Munaasabad kooban oo lagu sagootinayay 20 dhaliyaro ah oo ka kala socotay hay’adaha kaladuwan ee dowladda oo deeq waxbarasho ka ...
Golaha wasiirrada xukuummadda federaaka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho oo uu guddoominayay ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre, ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa kula kulmay Magaalada Geneva ...
Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Dowladda Federaalka Soomaaliya H.E Mohamed Abdullahi Salaad (Oomaar) ayaa Dalka sucuudida ugu qeyb galay ...
Qaar ka mid ah dadka ku nool deegaanada Gobalka Hiiraan ee Bartamaha Soomaaliya ayaa wada iska caabin ay kaga hortagayaan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho