R/wasaare Kheyre oo Baydhabo kaga qeyb galay Aas Qaran oo loo sameeyay Marxuumad Haajira Cali Aadan+Sawirro
Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre Iyo Xubno Ka Tirsan Golihiisa Wasiiradda ayaa Ka qeyb galay Aas Qaran oo maanta Magaalada ...
Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre Iyo Xubno Ka Tirsan Golihiisa Wasiiradda ayaa Ka qeyb galay Aas Qaran oo maanta Magaalada ...
Al-shabaab sida caadada u aheyd waxa ay degmada Howl-wadaag ka geysteen weerar ay u adeegsadeen gaari walxaha qarxa laga soo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed oo saaka ku kulmay magaalada ...
Danjiraha Britain, u jooga Soomaaliya, David Concar oo wareysi siiyay warbaahinta dowladda ayaa ka hadlay kaalamadii dhaqaale ee dhowaan shaacisay ...
Militiriga Mareykanka ayaa sheegay in ay joojin doonaan $300m (£230m) oo ah lacago Pakistan caawimaad ahaan loo siin jirey ka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane ...
Ra’iisulwasaaraha xukkuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanto booqday Dugsiga tababarka ciidamada ee Janaraal Dhagabadan ee ...
Alle ha u naxriistee waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ku geeriyootay hooyadii dhashey guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed ...
Si loo dardargeliyo howlaha shaqo ee Wasaaradda Beeraha iyo waraabka ee Xukuumadda Soomaliya ayey Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda iyo Kusimaha agaasimaha ...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho