Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ka qeybgalay xaflad ay ku qalin jabinayeen Arday ka baxday Jaamacadda Soomaaliya “SAWIRRO”
Maalin farxadeed ayay u ahayd Jaamacadda Soomaaliya kaddib markii ay ka qalin jabiyeen arday gaaraysa 1,379 arday oo bartay kuliyadaha ...
















