Duqa Muqdisho oo amray in la banneeyo Garoonkii Jeenyo & goobaha danta guud “SAWIRRO”
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta amray in garoonkii Jeenyo lagu banneeyo ...
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta amray in garoonkii Jeenyo lagu banneeyo ...
Waxaa sii kordhaya khilaafka xoogan ee ka dhextaagan horjoogayaasha sare ee maleeshiyaadka Argagixisada ah ee Alshabaab oo dhuunqabad ku ah ...
Abwaan Cabdullahi Xirsi Baarleex oo sanooyinkaan dambeba ku xanuunsanaa Magaalada hargeysa ee Gobolka Waqooyi Galbeed ayaa Maanta ka dhoofay Garoonka ...
The political and military friendship between Qatar and Turkey dates back more than a century when Ottoman troops set foot ...
Haddaan gudagalo mowduuca aan maanta soo qaadanayo waxa uu yahay Sakaatul-fitiga, maadaama uu soo gabagaboobayo Soonka oo lagu jiro Maalintii ...
Shir ay ku yeesheen magaalada Newyorka Golaha Guud ee Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa ayay ku cambaareeyeen tacadiyada iyo gabood falka ...
Wixii ka dambeeyey howlgalkii ballaarnaaa oo ciidanka Xooga Dalka ay ka fuliyeen dhawaan deegaanada dhaca Waqooyiga magaalo Xeebeedka Kismaayo ayaa ...
Musaabad kooban oo lagu qabtay studio Radio Muqdisho ayaa waxaa lagu soo gabo gabeeyay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo ay ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii todobaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo ...
Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Benaadir Mudane Maxamed Cabdullaahi Tuulax ayaa gaarsiiyey Naafada Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho