Duqa Muqdisho oo Daah furay dib u dhiska Warta Tunbuluq ee Degmada X/Weyne”Sawirro”
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa daah furay dib-u-dhiska Warta Tunbuluq ee degmada ...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa daah furay dib-u-dhiska Warta Tunbuluq ee degmada ...
Wasiirka maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane,C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa Magaalada London ee Dalka Ingiriiska kula kulmay madax ka tirsan Dowladda ...
https://www.youtube.com/watch?v=SoVmCZqDOpQ
Halkan ka dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho, waa Subax Isniin ah Taariikhdu ku beegan tahay 22.10.2018 Warka waxaa soo ...
Golaha Murtida iyo Wacyo galinta National Tiyaatar waxaa ladhisay sanadkii 1965 waxaana lagu bilaabay Riwaayadihii ugu horeeyay ee lagu dhigo ...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Bashiir Cabdi Maxamed “AMEERIKO” ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dawladda Turkey ee Soomaaliya ...
Kulankan tacsida ah oo loogu duceynayey Allaha u naxariistee Ugaas Warsame Ugaas Cali Suuley oo dhawaan isaga iyo dadkale oo ...
R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa shaqa joojin ku sameeyay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga. Arrintan ayaa ka ...
Wasiirka arrimaha dibadda Eretria, Cusmaan Saalax Maxamed iyo asiirka arrimaha dibadda Jamhuuriyadda Demuquraadiga federaalka Ethiopia, Workneh Gebeyehu, ayaa booqasho rasmi ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho