Maamulka Gobolka Sh/hoose oo bogaadiyay qudbaddii uu Madaxweynaha Dalka ka jeediyay shirkii Golaha Wasiirrada
Guddoomiyaha Shabeellada Hoose Maxamed Ibraahim Barre, ayaa soo dhoweeyay qudbaddii uu Madaxweynaha Dalka ka jeediyay shirkii golaha wasiirrada ee shalay ...
















