Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha oo ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegay wasiirka cusub ee Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha+Sawirro
Munaasabadda xilwareejinta ah oo ka dhacday Muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka ahna kusimaha Ra’iisul wasaaraha, ...
















