Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Midowga Afrika oo ka wada hadlay tabashooyinka la xiriira tacadiyada ka dhanka ah haweenka
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ...
















