Duqa Muqdisho iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha DFS oo ka wada hadlay dardargelinta Adeegyada Bulshada +Sawirro
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo xafiiskiisa kula kulmay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ...
















