Dawladda Shiinaha oo 1.5 Milyan ku wareejisay dawladda Somaliya
Dawladda Shiinaha ayaa maanta oo Isniin ah dawladda Soomaaliya gudoonsiisay lacag 1.5 miliyan dollar taasi oo looga gurmanayo dadka ay ...
Dawladda Shiinaha ayaa maanta oo Isniin ah dawladda Soomaaliya gudoonsiisay lacag 1.5 miliyan dollar taasi oo looga gurmanayo dadka ay ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow iyo Safiirka dowladda Norway ee Soomaaliya ayaa maanta si ...
Ilaa 20-ruux ayaa saakay dhaawacmay,kadib kolkii ciidamada Israa’iil ay ku fureen rasaas nool nool dad Falastiiniyiin ah oo banaanbax ashtako ...
Mudug iyo Bari ayaa Maanta laga furay Labo Xafiis oo laga bixinaayo Baasaboorrada iyo Kaararka Aqoonsiga. Maamullada Labada Degmo iyo ...
Isku aadka tartan Cilmiyeedka Bisha Ramadaan oo ay ku tartamayan degmooyiinka goboladda dalka oo ay soo sareen gudiga tartanka Cilmiyeedka. sida ...
Laba qof oo saarnaa mooto ayaa weerar ismiidaamin ah ku qaaday xarun booliis oo ku taal magaalada Surabaya, maalin uun ...
Madaxweynaha Dalka Zimbabwe Emmerson Dambudzo Mnangagwa ayaa warqadaha aqonsiga safiirnimo ka guddoomay Danjiraha Soomaaliya ee K/Afrika iyo wadamada Afrika qaarkood ...
Madaxweynaah Jamahuuriyadad Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga ...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Xalay kormeer uu ugu kuur gelayay xaaladda amni ee caasimadda kusoo maray ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa gaaray magaalada Dooxa ee caasimadda Qatar, ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho