Tuesday, August 16, 2022
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka Dowladda Qatar oo maanta kulmaya+sawirro

May 14, 2018
in Wararka
0
Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka Dowladda Qatar oo maanta kulmaya+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaah Jamahuuriyadad Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qadar  ayaa maant awaxaa u bilaabanaysaa booqashadiisa rasmiga ah oo muddo labo maalmood ah qaadan doonta.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu wada ain maanta uu la kulmay Amiirka Dalkaasi Qatar,iyagoo ka wada hadli doona arrimo ay kamid yihiin xoojinta xiriirka u dhexeeya labada dale e Soomaaliya iyo Qatadr,iyo dowrka dowladda Qatar ay ku leedahay taageeradda Soomaaliya.

Related posts

Madaxda Wasaaradda Diinta iyo Qaar Ka Mid Ah Culimada Soomaaliyeed Oo Kulmay

Madaxda Wasaaradda Diinta iyo Qaar Ka Mid Ah Culimada Soomaaliyeed Oo Kulmay

August 15, 2022
Guddoomiye Golaha Shacabka oo qaabilay Boqor Cusmaan Aw-Maxamuud

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Soo Saaray Liiska 14-ka Guddi Ee Golaha

August 15, 2022

Dhanka kale habeenkii xalay ayaa waxaa booqasho Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Qatar Mudane Maxamed bin Cabdulraxmaan bin Jaasim Al Thani uu salaan sharaf ugu tagay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya  Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo Farmaajo,isagoo u muujiyay soo dhaweyn diiran iyo sida dowladda Qatar ay diyaarka ugu tahay xoojinta ilaaqaadka kala dhexeya Soomaaliya.

Kulanka maanta dhexmaraya Madaxweye Farmaajo iyo Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamim Bin Xaamad Al Thani ayaa lafilayaa in ay ka soo baxaan natiijooyin waxku ool u ah Soomaaliya iyo Qatar,gaar ahaan iskaashi iyo wadasheynta labada dowladood oo kamid ah wadamada Jaamacadda Carabta kujira.

Previous Post

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Xalay kormeer Amni ku sameeyay qaar kamid ah degmooyinka G/Benaadir +Sawirro

Next Post

Danjire Jamaal Barrow oo warqadihiisa aqoonsiga safiirnimo u gudbiyay madaxweynaha Zimbabwe+sawirro

Next Post
Danjire Jamaal Barrow oo warqadihiisa aqoonsiga safiirnimo u gudbiyay madaxweynaha Zimbabwe+sawirro

Danjire Jamaal Barrow oo warqadihiisa aqoonsiga safiirnimo u gudbiyay madaxweynaha Zimbabwe+sawirro

Madaxda Wasaaradda Diinta iyo Qaar Ka Mid Ah Culimada Soomaaliyeed Oo Kulmay

Madaxda Wasaaradda Diinta iyo Qaar Ka Mid Ah Culimada Soomaaliyeed Oo Kulmay

August 15, 2022
0

Wasiirka Awqaafta iyo Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Mukhtar Roobow Cali oo uu wehliyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Mudane Saalax...

Guddoomiye Golaha Shacabka oo qaabilay Boqor Cusmaan Aw-Maxamuud

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Soo Saaray Liiska 14-ka Guddi Ee Golaha

August 15, 2022
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa soo saaray liiska 14-ka Guddi ee Golaha iyo...

Madaxweyne Xasan Oo Dib Ugu Soo Celiyay Saadaq Cumar Darajadiisa Ciidannimo

Madaxweyne Xasan Oo Dib Ugu Soo Celiyay Saadaq Cumar Darajadiisa Ciidannimo

August 15, 2022
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Saadaq Cumar Mohamed...

William Samoei Ruto Oo Loo Doortay Madaxweynaha Kenya

William Samoei Ruto Oo Loo Doortay Madaxweynaha Kenya

August 15, 2022
0

Guddiga Doorashooyinka iyo Xaduudaha Kenya (IEBC) ayaa ku dhawaaqay in William Samoei Ruto uu ku guuleystay doorashada madaxwenaha ee Kenya....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In