Turkiga oo cambaaraysay qaraxyadii shalay ka dhacay Muqdisho
War kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibedda Dalka Turkiga ayaa lagu cambaareeyay qaraxyadii mataanaha ahaa ee Shalay lala eegtay xarunta wasaaradaha ...
War kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibedda Dalka Turkiga ayaa lagu cambaareeyay qaraxyadii mataanaha ahaa ee Shalay lala eegtay xarunta wasaaradaha ...
Xulka qaranka Croatia ayaa u gudbay wareega afar dhammaadka koobka aduunka ee sanadkaan ka socda dalka Ruushka waxaana uu Gool ...
Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Kuxigeenkiisa ee arrimaha Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Xuseen Maxamed Nuur iyo qaar kamid ah Golaha ...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” oo uu weheliyo Taliyaha dugsiga tababarka Booliska iyo Saraakiil kale, ayaa ...
Iyaddoo laga duulayo hadalkii Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko ee ahaa in kor loo qaado aqoonta ...
Somali Security Forces on Saturday responded swiftly after terrorist car bomb attack at the Ministry of Interior and Federalism Affairs ...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay in gebi ahaanba howlgalkii argagixisad ...
Gudiga joogtada ah ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ku yeeshay magaalada muqdisho , iyadoo kulankooda ...
Kadib howlgal ay sameeyeen ciidamada ammaanka ayaa waxay ku guuleysteen in ay soo afjaraan weerarkii argagixisada Al-Shabaab ay ku qaadeen ...
Ciidammada Ammaanka ayaa wada howlgal ay ku soo afjarayaan weerar argagixisadu ku soo qaadeen xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee u ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho