Al-Shabaab oo ku dilay qof Muslim ah Salaad ku jira
Kooxda Argagaxisada Al-Shabaab ayaa xalay dilay qof Muslim ah oo ku tukanayay Masaajid ku yaala Degmada Xamar Jajab ee magaalada ...
Kooxda Argagaxisada Al-Shabaab ayaa xalay dilay qof Muslim ah oo ku tukanayay Masaajid ku yaala Degmada Xamar Jajab ee magaalada ...
Militiriga Mareykanka ayaa sheegay in qarax is miidaamin ah lagu diley sadex kamid ah ciidanka gaashaan buurta NATO bariga wadanka ...
Wareegto ka soo baxday xafiiska Ra'iisul wasaaraha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Kheyre ayaa lagu magacaabay wasiiru cusub iyadoo ...
Dhageyso wasiirka warfaafinta Soomaaliya mudane Daahir Maxamuud Geelle oo akhrinaya wasiirada cusub ee Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ...
Wafdigan uu hoggaaminayo raisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta u amba baxay dalka Suudaan,iyadoo mas’uuliyiin ...
Dhalinyaro Soomaaliyeed oo iskood isu soo abaabuley, ayaa saaka magaalada Muqdisho ka dhigay banaan bax baroor diiq ah oo loo ...
Howlgal ay ciidamada Ammaanka Soomaaliya ay ka sameyeen xaafado ka tirsan degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa waxaa ay ku ...
Howlgalkaan ayaa lagu soo qabatay shan bambaano, labo bistoolad iyo dukumiinti ay soo qoreen kooxda Al-shabaab iyo 6-ruux oo midi ...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka qeyb galay munaasabad ku saabsan isku ...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo kulan la qaatay Madaxda Jaamacadaha Gobolka ayaa sheegay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho