Dhageyso wasiirka warfaafinta Soomaaliya mudane Daahir Maxamuud Geelle oo akhrinaya wasiirada cusub ee Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre maanta oo magacaabay.
Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya
Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...












