Ra’iisul Wasaare ku-xigeeenka oo soo xiray shir looga hadlayay joojinta gudniinka fircooniga ah “SAWIRRO”
Kulankan oo ahaa Aqoon isweydaarsi Caasimadda Mqudisho ka socday muddo shan mamalmood ah, islamarkaana looga hadlayay joojinta Gudniinka Fircooniga ah ...
















