Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo laamiyada Muqdisho ka aruuriyey Carruur aan daryeel haysan.+Sawirro
Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed ayaa dhalinyaradan waxyaabaha maanka dooriya isticmaalayay oo gaaraya 25 ka aruuriyey Isgoyska Celgaabta iyo Suuqa Xamar wayne, ...















