Madaxweyne Xasan: Dowladdan ajandaheeda koowaad waa in dalka laga xoreeyo khawaarijta
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay khudbad u jeediyay shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay dagaalka dhanka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay khudbad u jeediyay shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay dagaalka dhanka ...
Agaasinka guud ee Waxbarashada Dowladda Hoose ee Xamar ayaa maanta shaaciyay Imtixaankii Fasalka 8aad ee dugsiyada Gobolka Banaadir kaas oo ...
Wasiir Biixi ayaa sheegay in la isku afgartay in cabashadii aya ganacsatadu qabtay ay dowladdu xaliso,ayna kasoo saari doonto go’aanno ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukyumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la qaatay xubno ka tirsan ganacsatada Soomaaliyeed, iyada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaloya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay cabashada shacabka ee ...
Guddoomiyaha Guddiga Gurmadka Qaraxi Liido, Wasiir Faarax Sheekh Cabdulqadir, ayaa shir guddoomiyay kulan uu guddigu ku yeeshay xarunta dhexe ee ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay koorsooyin ...
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cabduqaadir Cabdulle Xooshoow ayaa u magacaabay Mudane Mahad Axmed Calasoow Agaasime ku-xigeenka ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan lagu dar-dargelinayo dadaalada lagu xalinayo Tabashada ...
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliy ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga shanaad kulankiisa 13-aad, waxaana kulanka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho