Guddiga Joogtada ee Golaha Aqalka sare oo meel mariyay jadwalka maalmaha shaqo ee Golaha Aqalka sare+Sawirro
Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka ayaa maanta oo Axad ah ka dooday soo jeedinta Guddoonka ee Jadwalka maalmaha shaqo ...
Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka ayaa maanta oo Axad ah ka dooday soo jeedinta Guddoonka ee Jadwalka maalmaha shaqo ...
Saddex kamid ah ururada siyaasadeed ee dalka kajira oo kala Xisbiga Wadajir, Xisbiga Cadaalada iyo Midnimada iyo Xisbiga Samo ayay ...
Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa bilaabay olole cusub oo lagu wacyi galinayo ciidamada Milatariga, si loogu jiheeyo inay hagaajiyaan hab ...
Ciidamada Booliiska Jarmalka ayaa sheegay in gaari la jiirsiiyay goob ay dad badan ku sugnaayeen oo ku taalla waqooyi galbeed ...
Kooxda iskood isku abaabushay ee gurmadka degdega ee loo yaqaan White Helmets ayaa waxa ay barteeda Twitterka soo dhigtay sawirro ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay sidoo kalena iminka xarun Kmg ah u ah Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa ...
Kooxda Kubada cagta Gadiidka ayaa adkaatay kulankeedii labaad ee horyaalka premier league Somalia kulan galabta ay la Ciyaartay kooxda Jenyo. ...
Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka dooday qorshe howleedka kala fadhiga saddexaad ee Golaha,iyagoo dhanka kale warbixin ...
Barnaamijka DOOD FURAN oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa waxaa marti ku ahaa Guddoomiyaha gobolka Banaadir ...
Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa Maanta iclaamiyay in 15-ka Bishan la-qaban doono Doorashada kursi ka banaan Golaha Shacabka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho