DAAWO:- Safiirka Jabuuti ee Soomaaliya oo ka hadlay 27-ka June maalinta xorriyadda Jabuuti “Wareysi gaar ah”
https://www.youtube.com/watch?v=oMpzk_AdJJU
https://www.youtube.com/watch?v=oMpzk_AdJJU
Waxaan halkaan idinkugu soo gudbinaynaa Barnaamij gaar ah oo ka hadlaya Taariikhda dalka Jabuuti iyo halgankii Gobanimadoonka ee dalkaas, iyadoo ...
Guddoomiyaha golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan iyo wafdi uu hoggaaminyo oo maalintii labaad ku ...
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa howlgalo qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan Gobolada Jubbooyinka waxay ku guuleysteen Xoreeynta ...
Soomaalidu Caado ma ahan Dad la gumeysan karo, waana kuwa Jecel Dhaqdhaqaqyada Xoriyad Doonka ee Dalka ka jiray ayaa hadana ...
R/wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Qadar ayaa Wareysi gaar ah uu siiyay warbaahinta Qaranka wuxuu ...
Halkaan hoose ka daawo Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan xusuusta 26-ka June oo ka mid ah maalmaha xorriyadda ee ...
Muqdisho, 26ka Juun 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saaka ubax dhigay Taallada Daljirka Dahsoon ee ...
Madaxweynaha JF Soomaalia Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa saaka Ubax dhigay Taalada Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho, kaasi lagu maamuusayay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan sannad guurada 58-aad ee ka soo wareegatay maalintii ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho