Shir looga hadlayo Kor u qaadida Kaabayaasha Dhaqaalaha Dalka oo ka socda Garoowe
Shirkan oo looga hadlayo kor u qaadida kaabayaasha dhaqaalaha iyo xiriirka ay leeyihiin Wasaaraddaha Howlaha Guud ee Xukuumadda Soomaaliya iyo ...
Shirkan oo looga hadlayo kor u qaadida kaabayaasha dhaqaalaha iyo xiriirka ay leeyihiin Wasaaraddaha Howlaha Guud ee Xukuumadda Soomaaliya iyo ...
Ilwaad Elman ayaa lo magacabay la taliyahay xoghayaha guud ee qaramada midoobay Ilwaad Elman ayaa ah gabar Soomaaliyeed oo u ...
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye oo ay wehliyaan qaar ka mid ah Wasiirada ...
Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa soo bandhigay meydadka maleeshiyaad ka tirsnaa Al-Shabaab ku waasi oo lagu dilay dagaal ka dhacay ...
Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Tuulax ayaa maanta kulan looga hadlayay dardargalinta ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaa halkan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Wadajir oo ah barnaamij ka hadlaya xasilinta Soomaaliya, kaasi oo ay ...
Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ilaa 7 qof ay ku geeriyootay qarax ka dhacay deekaanka Helibad ee ...
Mogadishu Municipal authority has announced today that revenues collection from the public transport will be handled through highly secure and ...
Muqdisho, 02 April 2018-- Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta daah-furay barnaamij ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho