Wasaaradda Gaadiidka,Duulista iyo Hawada XFS oo sheegtay inaan diyaaradaha sharuudaha looga baahan yahay u dhammeystirneyn ka shaqo geli karin Garoonka Aadan Cadde
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka,Duulista iyo Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in Diyaarad aan sharuudaha looga baahan yahay u dhamMeystirneyn ay ...
















