Wasaaradda Cadaaladda oo Xafiisyo lagu xaliyo khilaafaadka Bulshada ka hirgalisay degmooyinka Kaaraan iyo X/Jajab
Hirgalinta xafiiska xalinta khilaafaadka Bulshada ayaa laga furay degmooyinka Kaaraan iyo Xamar Jajab waxaa ay qayb ka tahay nidaamka daadajinta ...
















