Thursday, August 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Afgaanistaan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Afgaanistaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026

Ugu yaraan 19 qof, oo ay ka mid yihiin 10-xubnood oo ka tirsan dadka tirada yar sikh ee Afganistaan, ayaa lagu dilay qarax naftii halignimo ah oo ka dhacay magaalada bari ee Jalalabad, sida ay sheegeen masuuliyiinta.

Qaraxa oo dhacay Axaddii shalay ayaa waxyeeleeyay dukaamo iyo dhismooyin ku dhow Mukhaberat, ayuu yiri Attaullah Khogyani, oo ah afhayeenka gobolka.

Qaraxa ayaa yimid saacado ka dib markii madaxwaynaha Afqaanistaan Ashraf Ghani uu ka qeyb galay xaflad lagu furayay isbitaal ku yaal magaalada caasimaddaย  ah ee Nangarjar.

Taliyaha Booliska Nangarhar, Ghulam Sanayi Stanekzai, ayaa sheegay in qaraxa uu ahaa mid naftii halignimo ah oo la beegsaday baabuur ay saarnaayeen xubno ka tirsan qowmiyadda Sikh kuwaasi oo doonayay iney la kulmaan madaxweynaha Afgaanistan.

Inamullah Miakhel, Afhayeenka Waaxda Caafimaadka ee Nangarhar, ayaa sheegay in 19 qof lagu dilay weerarka halka 20 kalena ay ku dhaawacmeen.waxaynaย  Saraakiisha sheegeen in ugu yaraan 10-Qof oo dhintay ay ahaayeen Qowmiyadda Sikhs.

Warbaahinta maxalliga ah waxay warineysaa in ciidamada ammaanku si deg deg ah u xireen goobta qarax uu ka dhacayย  si gaadiidka gurmadka ah ugu suurta gasho iney qaadaan dhibanayaasha.

Ma jirto cid ilaa iyo hadda sheegatay weerarka naftii halignimada ah ee ka dhacay Afgaanistan.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo Madaxtooyada ku Qaabilay Wafdiga Jabuutiย 

Next Post

DHAGEYSO:- Barnaamij gaar ah oo ku saabsan baaqii uu Maxadweynaha u diray Soomaaliland

Next Post
DHAGEYSO:- Barnaamij gaar ah oo ku saabsan baaqii uu Maxadweynaha u diray Soomaaliland

DHAGEYSO:- Barnaamij gaar ah oo ku saabsan baaqii uu Maxadweynaha u diray Soomaaliland

AFRICAโ€™S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICAโ€™S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane ๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ง๐š๐š๐Ÿ๐š๐œ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐š๐ฅ๐ฅ๐š, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

August 26, 2026
0

Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In