Guddoomiyaha Gobalka Shabeellaha Hoose oo ka digay dhul boob ka socda deegaanka Jazeera
Gudoomiyaha Gobalka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadam Najax oo u waramay Radio Muqdisho waxa uu ka digay dhulalka la kala iibsanayo ...
Gudoomiyaha Gobalka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadam Najax oo u waramay Radio Muqdisho waxa uu ka digay dhulalka la kala iibsanayo ...
Wafdi uu horkacaayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa gaaray ...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo booqasho ku jooga Dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa shalay booqday Taalada loo ...
Ciidanka Boliiska Gobolka Hiiraan ayaa gacanta ku dhigay Hub iyo walxaha qarxa, kadib markii ay howlgallo ka sameeyeen xaafado ka ...
Dadkan maxabiista ah oo ku xiran Xabsiya kala duwan oo kuyaala Wadanka Cumaan ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya iyaga oo ...
Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan ( Eng. Yarisow) ayaa sheegay in olalihii nadaafadeed ee ugu ...
Muqdisho, 28 Feb 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee ...
Wasaaradda SHaqada iyo arrimaha bulshada Dowladda Soomaaliya ayaa ku wargelisay dhamaan hay’adah Dowladda Soomaaliya in maalinta beri ay tahay maalintii ...
Ra’iisul Wasaare ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna ku-simaha Ra'iisulwasaaraha Mudane Mahdi Maxamed Gulleed (Khadar) ayaa maanta shir gudoominayay shirkii horumarinta ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho