Kursi ka tirsan Golaha Shacabka oo uu ka baxay Xildhibaan geeriyooday oo la buuxiyay “SAWIRRO”
Doorashada kursi ka tirsan Golaha Shacabka oo uu ka baxay Allah u naxariistee Siciid Xasan Geedi oo geeriyooday bishii February ...
Doorashada kursi ka tirsan Golaha Shacabka oo uu ka baxay Allah u naxariistee Siciid Xasan Geedi oo geeriyooday bishii February ...
Madaxweynaha dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Madaxa FAO ee Soomaaliya ...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in maamulka iyo shacabka Gobolka ay ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Magaalada Kismaayo ka sagootiyay wafdi balaaran oo kasocday wadanka ...
Waxaa goor dhow Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho ka amba baxay R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre,isagoo ku sii ...
Gudiyada Difaaca iyo Amniga ee golaha shacabka ayaa maanta kulan looga hadlayay tirada ,tayada iyo sidoo kale Mushaaraadka Ciidanka Xooga ...
Afar ruux ayaa ku dhimatay Qarax iyo dab ka kacay dhismo Ganacsi oo ku yaalla magaalada Leicester ee bartaha dalka ...
Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo ay ka mid yihiin Wasiirka Howlaha Guud ...
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ugu baaqay Taliyeyaasha cusub ee Ciidamada iyo Wasiirada iney ahmiyadda Koowaad ...
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir wadatashi ah oo looga hadlay dib u howlgelinta Hay’adda Jidadka Soomaaliyeed. Shirkaan Waxaa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho