Wasiirka cusub ee Warfaafinta oo kormeeray Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska “SAWIRRO”
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Mudane Daahir Maxamuud Geelle ayaa maanta kormeeray qaybaha ay ka koobantahay Wasaaradda Warfaafinta ...















