Wasiir ku xigeenka Maaliyadda XFS oo xarigga ka jaray xarumo garsoor oo laga hirgeliyay Kismaayo+sawirro
Wafdi uu hoggaaminay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya oo shalay gaaray Magaaladda Kismaayo ayaa xariga ka jaray xarumaha ...
















