Mayor Eng Yarisow “We must improve the quality of life of IDPs”
HE Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow), the Mayor of Mogadishu & Governor of Benadir Region today received in his office ...
HE Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow), the Mayor of Mogadishu & Governor of Benadir Region today received in his office ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka Golaha Amniga Qaranka. Madaxweyne ...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Cabdi raxmaan Cumar Cusmaan Eng Yariisow ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka ...
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknoolojiyada ayaa sheegay in wasaaraddu qabanqaabineyso shirweyne ay ka soo qeyb galayaan shirkadaha isgaarsiinta ee dalalka ...
Tababarkaan la xiriira Warka iyo Arrimaha taagan oo ay ka faa'idaysanayaan ilaa iyo 50 Wariye oo ka kala socda Warbaahinta ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo Xoghayaha Guud ee Jaamacadda carabta Ahmed Abul Qeyd, ayaa ka wada hadlay ...
Wararka k aimaanaya Magaalada Baladweyn ee Xaruunta Gobolka Hiiraan ee Bartamaha Dalka ayaa ku soo waramaaya in xalay dhagar qabe ...
Shirka Amniga Qaranka ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho,kaasi oo u dhexeeya madaxda Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Dowlada Goboleedyada loogana ...
Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kala hadlay Wakiilka gaarka ah ee ...
R/wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in Xukumadda Federaalka Soomaaliya ay ka go,an tahay horumarinta Qaranka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho