Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika oo qabatay shir loogu hadlayo Waxbarashada Carrruurta Soomaaliyeed “SAWIRRO”
Shirkan oo ay qabatay Safaaradda Soomaaliyeed ayaa kasoo qeyb galay Wasiiru Dowlaha Arimaha Dibadda Soomaaliya, Xildhibaano, Madaxda Safaaradda, marti sharaf ...
















