Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa la kulmay Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka ...
















