Kusimaha Danjiraha Soomaaliya ee kuwait oo la kulmay Ardayda Soomaaliyeed ee deeqaha waxbarasho ka helay dalka Kuwait.
Kusimaha Danjiraha Soomaaliya ee kuwait Abiib Muuse Faarax ayaa la kulmay Ardayda Soomaaliyeed ee deeqaha waxbarasho ka helay dalka Kuwait. ...
















