Britain oo wado qorshe Mareykanka looga qancinayo heshiiska Iiraan lala galay kal hore
Safiirka Britain u fadhiya Mareykanka, Sir Kim Darroch ayaa sheegaya in uu socdo qorshe la filayo in lagu yareeyo walaaca ...
Safiirka Britain u fadhiya Mareykanka, Sir Kim Darroch ayaa sheegaya in uu socdo qorshe la filayo in lagu yareeyo walaaca ...
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee JFS ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeelanaya kulan uu shir gudoomin doono Gudoomiyaha Cusub ee ...
Masuuliyiin katirsan Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Gudigga La-socodka Dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Gudigga Madaxabanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa ...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko iyo Taliyaha hoggaanka Baarista dambiyada ee C.I.D S/guuto Saciid Axmed Kediye, ...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa kusoo dhoweeyey Guddoonka Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Mudane Xasan Cali ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa galabta shir-guddoomiyay shirkii aan caadiga ahayn ee gollaha wasiiradda Soomaaliya, ...
Si loo xoojiyo niyada kooxda Gaadiidka loo xoojiyo ayaa wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya oo ay wehlyaan agaasimaha ...
Kulankaan oo inta uu soconayo looga doodayo qabya qoraalka sharciga doorashooyinka qaranka waxa ka qeyb galaya sharci yaqaano, aqoonyahano iyo ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta xarunta gudoonka iyo gudiyada ee Villa Hargeysa kulamo gaar ...
Xarunaha codeynta ee loogu talagalay doorashooyika ayaa ka furmay dalka Lubnaan,taasoo ah markii ugu horeysay tartan loo galayo Baarlamaanka dalkaasi ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho