DAAWO: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kormeeray ciidan loo diyaariyay xasilinta amniga caasimadda
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa galabta booqasho ugu tagey ciidan loo diyariyey qorshaha xasilinta Amniga ...
















