Ciidamada SAMA oo caawa fashiliyay miino lagu aasay qeybo ka mid ah Degmada Heliwaa ”SAWIRRO”
Howlgallo lagu xaqiinayo amniga caasimadda ayaa ciidamada SAMA oo kaashanaya Maamulka Degmada Heliwaa waxa ay caawa ka sameeyeen nawaaxiga isgooska ...
Howlgallo lagu xaqiinayo amniga caasimadda ayaa ciidamada SAMA oo kaashanaya Maamulka Degmada Heliwaa waxa ay caawa ka sameeyeen nawaaxiga isgooska ...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/guud Bashiir Maxamed Jaamac Keynaan iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, ayaa ...
Guddiga Miisaaniyadda,Maaliydda,qorshaynta iyo la Xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ee Golaha Shacabka ayaa Maanta la kulmay Wasiirka Wasaarada Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka ...
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS, Gudigga La-socodka Dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Gudigga Madaxabanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Guddoomiyaha Maxakamadda Sare ee dalka Mudane ...
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lacagihii ay qaban jirtay ku wareejisay Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya. Tallaabadan ayaa ...
Muqdisho: May 27, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Guddoomiyaha Maxakamadda Sare ...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo dhagax-dhigay wadada Jaalle Siyaad ee dhex marta Degmooyinka ...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Magaalada Addis Ababa kula kulmay Gudoomiyaha Guddiga Midawga Afrika, Moussa ...
Kusimaha Danjiraha Soomaaliya ee kuwait Abiib Muuse Faarax ayaa la kulmay Ardayda Soomaaliyeed ee deeqaha waxbarasho ka helay dalka Kuwait. ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho