R/W ku Xigeenka oo Garoonka Muqdisho ku Qaabilay Muwaadiniin Soomaaliyeed oo Xukuumaddu ka soo Qaadday Liibiya “SAWIRRO”
Muqdisho, Feb, 17, 2018--- Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Gulleed (Khadar) ayaa maanta garoonka diyaaradaha ...
















