Ciidanka Amniga Caasimadda oo Suuqa Bakaaraha ku khaarijiyay 2 ka mid ah Al-shabaab
Ciidanka sugidda Amaanka Caasimadda ee SAMA ayaa Maanta Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ku khaarijiyay labo ka mid ah Maleeshiyaadka ...
Ciidanka sugidda Amaanka Caasimadda ee SAMA ayaa Maanta Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ku khaarijiyay labo ka mid ah Maleeshiyaadka ...
Waxaa illaa iyo hadda la diiwaan galiyey 230-dhallinyaro ah oo Sanado badan ku xirnaa xabsiyo kala duwan oo ku yaalo ...
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa Magaalada Muqdisho ka furay maanta shirka Billaha ah ee looga hadlo ...
Wali waxaa sii kordhaya shakiga laga muujinayo suuro galnimada in uu baaqan karo kulanka ay u balansanyihiin madaxda Mareykanka iyo ...
Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa wadda qorshe dib loogu howl-gelinayo xaruntii Golaha Murtida iyo madaddaalada ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii todobaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga ...
Gudoomiyaha guddiga qaran ee Gurmadka fatahaadaha ahna Ra’iisul wasaare kuxigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa sheegay ...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Xayir Maareeye ayaa la kulmay Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ...
Ciidamada Sugidda Amniga Casimada SAMA qaybtooda Afgooye ayaa fashiliyey gaari laga soo buuxiyey waxyabaha Qaraxa oo ay Maleeshiyaadka Nabad-diidka Alshabab ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho