Sahro oo ah gabar Soomaaliyeed oo u sharxan Golaha deegaanka Gobolka Leuven ee dalka Belgium “Dhageyso”
Gabadhii ugu horeesay ee Soomaali ah ayaa isu soo sharaxday qabashada xilka Golaha Deegaanka Gobolka Leuven dalka Belgium, iyadoo doorashadaas ...
















