Shirka Golaha Wasiirada Jubbaland oo lagaga hadlay Sharciga bixinta dhulka iyo Heshiiska shirkada Milestone iyo qodobo kale “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka caadiga ah ee golaha Wasiirada. Kulanka maanta ...















