Danjire Jamaal Barrow oo warqadihiisa aqoonsiga safiirnimo u gudbiyay madaxweynaha Zimbabwe+sawirro
Madaxweynaha Dalka Zimbabwe Emmerson Dambudzo Mnangagwa ayaa warqadaha aqonsiga safiirnimo ka guddoomay Danjiraha Soomaaliya ee K/Afrika iyo wadamada Afrika qaarkood ...
















