Ra’iisul wasaare Kheyre oo ka hadlay Hormarka ay Xukuumadda ku talaabsatay Mudada ay jirto
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa wareysi uu siiyay Warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay Hormarka ay ku ...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa wareysi uu siiyay Warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay Hormarka ay ku ...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ugu baaqay Ganacsatadu in ay Cusbooneysiistaan shatiga Ganacsiga Dowladda Hoose ee Xamar. Wareegtadaan oo kasoo baxday ...
Maleeshiyaad ka tirsan Alshabaabka iyo horjoogayaashooda ayaa iska dhiibaya Maamulka Degmada Buur hakaba ee Gobolka Baay,kadib markii ay ka soo ...
Wafdi ka socda Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa gaaray Magaalada Jowhar ee Xaruunta Gobolka Shabeelaha dhexe ahna Caasimada ...
yaa u maqan Caruurta Derbi Jiifka ah waa Warbixin gaar ah oo aan ku eegeenno xarruntii carruurta agoomaha ee ku ...
Dibad baxyo Xooggan ayaa maalintii labaadka soconaya Wadanka Iiraan kaasoo ay dhigayaan Muwaadiniinta Reer Iiraan Bananbaxa ayaa galay Maanta. Muuqaalo ...
Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Federaalka iyo dubi heshiisiinta Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarxa Saciid Juxa oo la hadlay Radio ...
Madaxweynaha dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa oo ay tariikhdu tahay bilawga sanadka cusub 01 January ...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Juxa oo ay wehlinayaan Xildhibaanno ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho