Midowga Afrika oo cambaareeyay dhaarintii Railla Odinga
Ururka Midowga Afrika ayaa dhaleeceeyay dhaarintii taageerayaasha xisbiga NASA ay u dhaariyeen xilka madaxtinimo ee Dalka Kenya hoggaamiyahooda Railla Odinga ...
Ururka Midowga Afrika ayaa dhaleeceeyay dhaarintii taageerayaasha xisbiga NASA ay u dhaariyeen xilka madaxtinimo ee Dalka Kenya hoggaamiyahooda Railla Odinga ...
Xukuumadda Washington ayaa markii ugu horreysay ku dhawaaqday in la mamnuucay in wax hub ah la geeyo dalka Suudaanta Koonfurteed,halkaasi ...
guddoomiyaha maxkamada sare ee ciidammada qalabka sida ee soomaaliya ayaa waxa u ka hadalay heraarka kala duwaan ee maxkamada sare ...
Maxkamad ku taala Magaalada london ayaa waxay xabsi daa,in ah ku xukuntay ninkii ka danbeeyay weerarkii gaariga xamuulka ah ...
Xubno sarsare oo ka mid ah xisbiga Dimoqaraadiga ayaa uga digay madaxweyne Trump in uusan u adeegsan warqada rasmiga ah ...
Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la qaatay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska ...
Kismaayo, Feb, 2 2018- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta ka qayb galay xaflad ay ku ...
Wasiirka arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa kulan kula qaatay xarunta Safaaradda ee Magaalada Muqdisho safiirka ...
Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS, Mudane ABDIHAKIM SH. HASSAN ASHKIR, iyo Wafdi uu hogaaminayo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho