Munaasabad uu xilka kula wareegay Taliyaha Cusub ee Guutada Sagaalaad oo lagu qabtay Degmada Xudur
Munaasabadda xil wareejinta ah waxaa ka qeyb galay masuuliyiinta maamulka gobolka Bakool qaar kamid ah guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka, qeybaha bulshada ...















