Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya oo kulamo la qaadatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa booqday xarunta Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga, ...















